Puntland oo guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool

gaas

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas uu guddoomiye cusub u Magacaabay gobolka Sool oo qeybo ka mid ah ay ku dagaalamayaan Soomaaliland iyo Puntland.
Wareegtada oo Maanta soo baxday ayaa waxaa guddoomiyaha Gobolka Sool loogu magacaabay Abuukar Cabdi Geelle, Gobolka Sool deegaano ka mid ah ayaa weli waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Puntland iyo soomaaliland iyada oo sidoo kale ay ku wada dagaalameen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.