Daawo:Kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug oo maanta ka furmay Cadaado

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka furay kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug waxaana goobjoog ka ahaa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carab, Wasiiro iyo Xildhibaanada Galmudug.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Baarlamaanka Galmudug ay kulamadooda ay ka dhici doonaan magaalada Cadaado sida horayba loo qorsheeyay sida uu yiri guddoomiyahu, Kulanka Baarlamaanka Galmudug ayaa imaanaya xili ay taagan tahay kala aragti duwnaasho soo kala dhax gashay madaxda ugu sareysa maamulkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.