Daawo:Baaq Nabadeed oo loo Diray Puntland iyo Soomaliland

Deegaanka Tukaraq ee ayaa waxaa dagaal kudhex maray Ciidamada Soomaliland iyo Puntland kaas oo sababay Dhimasho iyo dhaawavc barakacna ugaystay dadkii kusugnaa degaanka, waxaana Maamlmahaan dambe socda Abaabul dagaal iyo Hadalo aan fiicanayn oo ay saaxafada isu marinayaan Puntland iyo Soomaliland.

Safiyo Bashiir oo kamida gabdha Soomaliyeed ayaa waxay Baaq udirtay Labada dhinac ee kudagaalamayaa Tukaraq ayadoo sheegtay in lagu Jiro Bisha Ramadaan aanan loo baahnayn in dhiig islaan ladaadsho, waxaa kaloo Sahra Bashiir ugu baaqaday Dhalinyarada Soomaliyeed ee qoryaha layskugu dhiibay inay qoriga dhigaan kan fogaadaan dadaadin dhiig qof Muslim ah.

Ugu dambayntioi Safiya ayaa sheegatya inaan ladhageysan Siyaasiyiin aan wiilashooda ku dhimanayn Dagaalka ee waxa dilka iyo dhaawaca soo gaaray ay yihiin dhalin yaro Soomaliyeed oo aan waxba gaalabsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.