Daawo:Faysal Cali wareebe oo Digniin u diray Ardayda Puntland ee wax ka barata Jamacada Caamuud

Gudoomiyaha Xisibga Mucaaradka ee ucid Faysal Cali waraabe ayaa mar uu ka hadlaayey dagaalka udhaxeeya Soomaliland iyo Puntland ayuu waxuu diginiin u diray Ardayda Puntland ee wax kabarata jaamacada Camuud ee Boorame iyo qoysaska ayakuna kasoo jeeda Puntland taas oo Cabsi ku abaaurtay Ardayda waxka barata Jamacada Camuud.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.