Degmada Luuq oo laga Bilaabay olale Nadaafadeed

luuq

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maanta ka bilowda Olale nadafadeed ay iska Kaashanayaan Maamulka Degmada Luuq iyo Qaybaha Bulshada Degmada Luuq, Olalahaan Nadaafadeed ayaa waxaa looga danlee yahay sidii Bilicda Magaalada kor loogu soo qaadi lahaa Taas oo waxayn ka badalaysa Horumarka iyo Nolashada Bulshada Luuq.

Gudoomiyaha Degmada Luuq Mudane Maxamed Xuseen Ganay oo kamid ahaa Dadkii ka qayb qaatay olalaha bilicda Magalada dib loogu soo celinaayo ayaa waxaa ugu mahadceliyey dadka ka qayb qaatay waxuuna ugu baaqay bulshada Luuq inay isku tashtaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.