allaha Unaxariiste Wariye Maxamed Aadan XirsiTerra ayaa Ku Geeriyooday London

Allaha U Naxariistee Wariye sare Maxamed Aden Xirsi Terra ayaa Xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London ee Cariga Ingiriiska, Allaha u naxariistee Maxamed aaden Xirsi Terra waxa uu ahaa Rug Cadaa muddo badan ku gudajiray howlaha Saxaafadda, muddo badanna ahaa Wariye ka howlgala Raadiyo Muqdisho, balse markii dambe waxa uu noqday Agaasimayaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Raadiyo Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.