Daawo:Ciidamada Xooga Dalka ee kusugan Baardhere oo Al-shabab Jab u gaystay qaarna soo qab qabtay

Kooxda aragixisada Alshabab ayaa xalay waxay kusoo qaaday weerar Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, Dagaalkaas dhexmaray, Kooxdii Alshabab ayaa waxaay jab kala kulmeen weerakii ay kusoo qadeen baardheere waxaa looga dilay dagaalkaas 10 waxaana laqabtay kaar maida argagixisada Alshabab.

Waxaana Magaalada Baardheere lagu soo Bandhigay Dhimashadii iyo dhaawcii Alshabab waxaan Magaalada Bartankeeda kula hadlay Madaxda iyo Maamulka Baardheere oo waheliyeen Taliyaasha Ciidamada Xooga Dalka soomaliya oo ka warbixiyey sida weerarka udhacay iyo qalabkii isgaarsiinta oo lagala wareegay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.