gedotimes.com
Madaxwaynaha Gaas Dolwadda federaalku ka hadasho indhana u yeelato dagaalka ka soconaya Tukaraq .
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha Dalka, madaxda dowlad Goboleedyad iyo Gudd…