Madaxwaynaha Gaas Dolwadda federaalku ka hadasho indhana u yeelato dagaalka ka soconaya Tukaraq .

shir

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha Dalka, madaxda dowlad Goboleedyad iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo qudbad Kajeediyey shirkaas ayaa sheegay in Dolwadda federaalku ka hadasho indhana u yeelato dagaalka ka soconaya Tukaraq waana dagaal gardaro ah oo ay kusoo qaadeen Maamulka Somalidiidka ah ayuu yiri Madaxwayne Puntland.

Wararkeena dambe kala socda Warar dheeraada ooku saabsan shirka Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.