Dowlada Nabad iyo Nolol ayaa 1 Malyan oo doolar ugu deeqday Gobolada Waqooyi oo Duufaanta iyo Roobka waxyeeleyen

deg

Dowlada Soomaliya ayaa waxay ugu deeqday Soomaliland Deeq lacaga oo dhan Hal Malyan oo doolar oo wax looga qabanayo dadka ay waxyeeleyeen duufanta iyo roobabka ku dhuftay Gobolada waqooyi, goobtii lacagtaas gurmada ah lagu shaaciyey ayaa waxaa goobjoog ka ahaa gudiga gurmadka oo hogaaminaayo Raysawasare kuxigeenka dalka Soomaliya Mahadi Guulewed iyo Wasiirka Maaliyada Soomaliya Bayle.
Warkeena Dambe kala soco warbixin dheerad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.