Daawo+Sawiro:Magaalada Caabudwaaq oo lagala Bilaabay qaadista C

Barnaamijkaan lacag qaadista Taakulo ayaa ah isku tashiga demgada Caabudwaaq si ilo dhaqaale loogu abuuro xasiloonida iyo nabad galyada degmada Caabudwaaq.
Waxaana uu kadhashey wada tashi dheer oo ay yeesheen Golaha Guurtida,Maamulka degmada,Guddiga Xasilinta,iyo qaybaha kala duwan ee bulshada iyadoona shaqa abuur ay unoqotay 23 Dhalinyaro ah kuwaasi oo uxilsaaran Ururinta dhaqaalaha laguna soo xuley imtixaan si hufan looga qaadey
Warbixintii Wariye Yaanle Cabdulaahi

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.