Daawo:Maasjidkii iyo shacabkii Berbera oo Biya La’aan ku dhacday mudo 8 Bilood ah

masjid

Waxaa Magaalada Berbera oo kajirta Biyo la’aan daran taas oo kaliftay in Maasjidkii ilaahay laga waayo biyo lagu waysiisto, biyo la’aantaa kajirta Magaalada Berbera ayaa waxay sheegayaan Dadwaynaha ku nool Berbera inan biyo Fiican laga Helin Mudo dhan 8 Bilood.

Shacabka Berbera ayaa waxay ku eedeeyeen maamulka Muuse Biixi inay waxba ka qaban dhibaatada biyo la’aanta haysata bulshada Berbera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.