Daawo+Sawiro:Aaskii Nabadoon Faarax nuure Xuubey ayaa ka dhacay Caabudwaaq

Allaha Unaxriistee waxaa Magaalada Caabudwaaq Maanta lagu aasay Nabadoon Faarax nuure Xuubey oo ka mid ahaa Nabadoonada Soomaliyeed oo ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq, aaska Nabadoon Faarax Nuure Xuubay ayaa waxaa kasoo qayb galay Ugaasyo, wasiiro, Xildhibaano , waxgarad Dhalinyaro waxaana ilaahay looga baryey in dambigiisana dhaafo eheladiisa iyo ummada Soomaliyeedba in Samir iyo iimaan kasiiyo.
Warbixintaa waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaan Cabdulaahi.


cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.