class="post-template-default single single-post postid-39687 single-format-standard">
Gedo Times

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee NabadoonFaarax Nuure Xuubeey

faarax nuure

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Faarax Nuure Xuubeey oo ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
waxay tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii ay ka dhimatay in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,
1-BASHIIR Aden DIRIR
2-Aden Cabdullaahi Jaamac.
3-Col.Yuusuf Diiriye Siyaad. (Taaxuk)
4-Col.Cabdinuur shiddane Yuusuf
5-Cabdullahi Jimcaale Faarax
6-Cabdulqaadir Maxamed Cali
7-Aden Maxamed Jaamac
8-Maxamuud Barre(qoslaaye)
9-Cumar Jaamac mire
10-Saciid Maxamed Mire
11-Cabdi Muuse mire
12-Maxamed aden cali
13-Maxamuudb dhabacadeeye
14-Cabdullahi Xalane nuur
15-Khaliif Ashkir Diinixoosha
16-Col,abdullahi Jaamac Warasame(dhegawyne)
17-Maxamed Ashkir Dhudub
18-Col.Cabdullahi Cali dirir
19-Cabdib Aden Barre
20-Nabadoon,Cabdi Muuse Xongor.
21-Cadceed Cabdi wacays
22-Aadan Ibaraahim ismaaciil
23- Cabdi Maxamed warsame (Deeq faandhe)
24-Garad farah warsame
25- maxamuud warsame (xoog wayn)
26- Ambasador axmed Shiiq
27-Carfoon Cabdi Balal
28-Ashkiro Cigaal
29-Xamza Ibraahim
30-deeqa Giije
31-Galad Cali Caabi
32-Faarah Diiriye Xassan.
33-Hassan xalane Xassan
34-Cali Shiddane Yusuf.
35-Gslad Calicaabi Shiddane.
36-Raage Maxamed Shire
37-Xassan Cabdi Cararaa
38-Nuursalaad Shiddane Yuusuf.

Kala soo xeriir Shabakada Gedo Times Cinwaankan hoose

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.