Gudida Fatahaada Baladweyne Oo Lacag Lagu Wareejiyay

lacag

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ibraahim Cabdulaahi Axmed Ayaa deeq lacag oo gaaraysa 50 Kun oo ka timid Xubnaha Aqalka Sarre ee Soomaliya ayaa waxaa lagu wareejiyey Gudiga Fataahada wabiga shabeele waxaana Gudiga loogu baaqay inaan lacagtaan la musuq maasuqin oo loo baahan yahay in wax loogu qabto dadka ay saameeyeyn fataahada ee kusugan Baladwayne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.