Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo Lagu wareejiyey Gadiid Dagaal iyo Ciidan

Madaxwayne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Camey oo kusugan Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa lagu wareejiyey  Gadiid Dagaal iyo Ciidan tiradooda Dhan tahay 135 Askiro oo kamid noqonaya Ciidamada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.