Daawo:Wasiiro iyo Waxgarad Jubbaland ah oo Axmed Madoobe ku eedeeyey inuu beelaha Jubaland iska Horkeenaayo

madoobe

Waxaa isi soo taraya Dhaliilaha iyo eedeynta loo soo jeedinaayo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shacabkii Jubbaland ka dhigfay Mid uu xiro mid ladilo iyo mid lamasaafuriyo, wasiirkii Ku xigeenkii hore ee maaliyada jubbaland Cali Maxamed Xaashi Cali Daqare iyo ugaas mxamed wali ayaa sheegay in Axmed madoobe xoog ku haysto Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.