Daawo:Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Raggii weeraray Hotel Naasa Hablood

dil

Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku ridday 3-dhagarqabe oo ka mid ah Maleeshiyadii weerartay Hotel Naasahablood2, waxana go’aanka ku dhawaaqay Gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad G/Sare Xasan Cali Nuur (Shuute).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.