Maqal iyo Muuqaal:Caabudwaaq oo iskaga baxday Galmudug Fariin adagna u dirtay Madaxda Galmudug ee Danaystayaasha ah

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay kulan aaan caadi ahayn oo isugu yimaadeen waxgaradka iyo cugaasha Beelwaynta Sade Mareexaan oo ay kaga arin sanayeen fowdada iyo masuq masuuqa Madaxda Galmudug ay ku hayaan Beelaha Daga Galmudug Gaar ahaan Beesha Sade Mareexaan.

Kulankaas ka dhacay Caabudwaaq ayaa wax goobjoog ka haa ugaaska Beesha Sade Ugaas barre Taakooy Wadatashi kadib waxay isku afgarteen waxgaradka Caabudwaaq inay iska baxaan Galmuudg kadib markii la dhagysan waayey Cabasho badan oo ka timid oo ay Madaxda Galmudug u gudbiyeen ayna waxba ka qaban Cabashadooda sidaas awgeedna ay iska baxeen Maamulka Musuq Masuuqa ah ee Galmudug sida ay sheegeen.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.