Daawo:Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga Dhagax Dhigay Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed xaashi Carab iyo Gudoomiyaha baarlamanka Cali Gacal ayaa maanta siwadajir ah waxay Magaalada Cadaado uga dhagax dhigeen xarunta Baarlamanka Galmudug, Baarlamanka Galmudug ayaa hada waxuu ku shaqeeyaa oo xarun ah Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.