Daawo:Maamulka Degmada Bardhere ayaa bilaabay Dayactirka Wadooyinka ay Sameyeen Fatahaada wabiga

wado

Maamulka Degmada Bardhere ee Gobalka Gedo ayaa bilaabay Dayactirka Wadooyinka ay Sameyeen Fatahaadaha iyo Daadadka Roobka ee Degmada Bardheere ee Gobalka Gedo, Wadooyinka Degmada baadrheere ayaa waxaa qasaaro wayn u gaystay Fataahada wabiga.

Hoos kadaawo warbixintii Cumar Caydruus Axmed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.