Daawo:Wasiir Qarjab oo sheegay in dagaalku socon doono inta maamulka Hargeysa ciidankiisu joogo taako kamida dhulka puntland.

qarjab

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo sheegay in dagaalku socon doono inta maamulka Hargeysa ciidankiisu joogo taako kamida dhulka Puntland, waxaa kaloo sheegay in shacabka Puntland dagaalka Ka qayb qaataan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.