Daawo:Puntland oo sheegtay in dagaalka Tukaraq ka dhexeeyo Puntland iyo Somaliland

Wasiirka amniga Dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) oo si kulul uga hadlay xoraynta dhulka Puntland ayaa sheegay dagaalka waxaa soo qaaday Soomaliland lamana aqbalayo Xamar iyo federal baa isoo weeraray.

Waxaa Kaloo Wasiirka amniga Dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) hambalyo u diray Ciidamada Puntland ee dagaalka Dhulka Puntland lagu xoreynayo kula jira Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.