Daawo:Maamulka Muuse Biixi Masjid kala baxay Suldaan Maxamed

Odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin kasoo Jeeda Beesha Suldaan Maxamed Muuse Cune oo bishaan Ramaadan Masjid ku yaala Magaalada Burco ay kala Baxeen Ciidamada amaanka Somaliland ayaa waxay sheegeen inay tahay wax aan horay loo arag Suldaan Masjid lagala Baxo, waxayna Baaq ugu direen Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi inuu sii daayo Suldaan Maxamed Muuse Cuno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.