Daawo:Maamulka Hirshabeele iyo Kan Axmed Madoobe kala Fiican 180 Kun doolar oo lagaarsiiyey Jowhar iyo Xildhibaan Cabdi shire oo ka hadlay

Waxaa Magaalada Jowhar soo gaaray Gudiga Fataahada wabiyada oo ka kooban Xildhibaano, Culumo iyo Masuuliyiin ka socota dowlada Soomaliya waxayna Maamulka Hirshabeele ku wareejiyeen 180 Kun oo doolar oo loogu talagalay Fatahaada wabiga shabeele oo horkacaya Madaxwayne Kuxigeenka Guud laawe waxuuna kusii wareejiyey Gudiga Fataahada Hirshabeele gudiga Fatahaduna waxay kusii wareejiyeen Gudoomiyaha Gobolka shabeelada Dhexe.

Lacagtii loogu talagalay Fataahada wabiga Jubba ee la geeyey Kismaayo waxay Jeebkiisa Gashay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe taas oo aan la ogayn Meelay Tagtay Waxayna Taasi ku tusaysaa maamulka Hirshabeele sida Masuuliyada ku dhisan tahay ee Lacagtaas iskaga wareejiyeen oo aysan jeebkooda Aadin.

Xildhibaanadii halkaas tagay waxaa Kamid ahaa Xildhibaan Cabdi Shire jaamac oo sidii lagu yaqaanay Suugaan oo ugu baaqayo shacabka Soomaliyeed wixii ay helikaraan inay bixiyaan halkaas ka sheegay ayaa yiri. Gu iyo Dayrba may da’een dadkii way ledeenoo Dunyadii dhamaatoo qofkastoo damiirlow intaan la dabar goyn waxaad haystaan dira

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.