gedotimes.com
Daawo:Dhaarintii Wasiirradii dhawaan la magacaabay oo ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa.
Munaasabad lagu dhaarinaayo wasiirada cusub ee dowlada Soomaliya ayaa Maanta ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa, waxaana goobjoog ka ahaa gudoomiyaha ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka C/wali Sh…