Dhaawacii Dagaalka kasocda Tukaraq oo Lasoo gaarsiiyey Garoowe”Sawiro”

isbitaal

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta mar kale dib ugu billowday Duleedka degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool kasoo oo sababay Qasaaro badan waxna dhaawac ka dhashay Dagaalka Tukaraq loo kala qaaday Garoow, Laascanood iyo Burco.

Waxaa Maanta lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Magaalada Garoowe dhaawacii Ciidamada Puntland kuwaas loo laga soo qaaday furimaha dagaalka socdo ee duleedka Tukaraq, sida ay kusoo waramayaa wariyaasha Gedotimes ee kusugan Garoowe ayaa waxay sheegay in dhawwac badan lakeenay Isbitaalka Garoowe waxaana loo diiday Saxaafada inay gudaha u gasho Isbitaalka Garoowe.

Maamulka Puntland ayaa horay uga digay inay warbaahinta tabiyaan warar dagaalka tukaraq.
dhaawca

dhaawac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.