Dagaal Culus oo ka socda Tukaraq iyo Puntland oo ka hadashay

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta mar kale dib ugu billowday Duleedka degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool, Dagaalka saakay ka bilaawday deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa Warka soo saaray dagaalkaas Maamulka Puntland oo ay ciidamadooda dagaalka kula jiraan kuwa Soomaalilnad.
War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa lagu sheegay in dagaalkii saakay ay ciidamadooda ku soo qaadeen kuwa Soomaaliland isla markaana lagu soo gardarooda.

puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.