Askari Katirsan ciidanka Xooga Dalka Somaliya qaybta Gobolka Gedo oo ka mid Noqday Ardayda U farisatay Imtixaanadka qaran

askari

ismaacil macallin cabdikariin waana dable katirsanyahay ciidan xooga dalka qaybta 49 ee gobalka Gedo wuxuuna ka qayb galay imtixaanka qaran ee maanta soo dhamaaday.

halyeeygaan naftiisa u huray dalkiisa wuxuu isku hayay labo hawlood oo kala ah difaaca dalkiisa iyo ku dadaalida waxbarashada oo uu hada ka gaaray guul lataaban karo.

wuxuu kabaxay iskuulka imaam nuur secondary school ee kuyaala Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.

waxaan leenahay ismail guulayso geesigii gayigayagow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.