Daawo:Wiil 6 Caruura iyo waalidkiis ku waayey Duufaantii ka dhacday Lughaya ee Gobolka Awdal

wiil

ibrahim Muse Cabdi oo kamid ahaa Dadkii Qoysaskoodu ku dhinteen Roobabkii iyo duufaanadi ku dhuftay deegaanka Gar Gaara ee degmada Lughayaha ee gobolka Awdal ayaa ka sheekeeyay wuxuu arkayay
Ibaarahim wuxuu waayay 6 Caruur ah iyo Labadiisii Waalid ee Hooyadi iyo Aabihi, Wadarta guud ee Qoyskiisa kaga dhintay Halkaasi ayuu ku sheegay 8 Ruux.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.