Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Talefanka kula Xariiray Xulka Kubbadda Cagta ee da’doodu ka hooseyso 17 Guulna u rajeeyey

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo khadka telefoonka kula xiriiray Xulkeenna Kubbadda Cagta ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, ayaa u rajeeyay guul kulanka ay galabta la ciyaarayaan dhiggooda Tanzania.

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaanan dalka kabixin waxaana Been ah wararkii sheegayey inuu Madaxwaynaha u dhoofay dalka Burundi halkaas oo ciyaarta u dhaxaysa Soomaliya Iyo Burundi ka dhacayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.