Madaxwayne Muuse biixi ayaa ka hadlay Dacwadii laga Gudbiyey imaraadka

muuse

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxwayne Farmaajo ay dagaal kula jirto heshiisyada ay Somaliland la gashay dowlada Imaaraatka Carabta iyo shirkada Dp World ee lagu wareejiyay maamulka dekada Berbera.
Muuse Biixi waxaa uu tilmaamay in qoraalka ay dowlada federaalku u gudbisay qaramada midoobay aanay ahayn mid ay kaga cabanayso Imaaraatka balse ay Somaliland uga dan leedahay si heshiisyada looga noqdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.