Maqal+Muuqaal:Bananbax looga Soo Horjeeda Boobka Galmudug oo uu ka qayb galay Wasiirka Diinta Galmudug ayaa ka dhacay Xeraale

xeraale

Wasiirka Arimaha Diinta iyo Awqaaafta Galmudug ayaa ka qayb galay Banaanbax kadhacay magaalada Xeraale oo looga soo horjeedo Shirkii ku soo dhamaadey magaalada Dhuusamareeb ee lagu midaynaayey xildhibanada Galmudug.

Bulshada Xeraale ayaa waxay ku sheegeen in talada Galmudug waxba laga siin ayna afduubeen Shiikh shaakir Iyo Xaaf, dhawaan bay ahayd amarkii Beesha Mareexaan Iyo beesha Saleebaan ay kazoo horjeesteen qaabkii wax loo qaybiyey.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabduwaaq ka soodiray warkaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.