Akhriso”War saxaafadeedkii uu soo saarey Siihayaha Gudoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiweli Muudeey

muuday

Waxaa caawa shir jaraa”Id ku qabtay  xaruunta villa hargeysa Siihayaha Gudoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiweli Muudeey wuxuuna sheegay in maalinka sabtiga lagu balan san yahay in gollaha shacabka la horkeeni doono mooshinka laga kenay gudoomiye jawaari oo lagu balan sanaa in 31 bishaan la horkeena barlaamaanka

Hoos ka akhriso warqada.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.