Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu xeray Zimbabwe

Booliiska Dalka Zimbabwe ayaa Xiray 14 ruux oo u badan Soomaali, waxaa lagu eedeeyay in ay wadanka ku galeen si sharci darro ah.

Booliska ayaa sheegayn Muwaadiniin Kenyan ah lala Xiray kuwa Soomaaliya ay qabteen iyagoo ku sii jeeda Dalka Koofur Africa.

Da’doodu waxay u dhexeeysaa 16-29 waxayna dhamaantood wajahayaaan eedo ah in ay Zimbabwe galeen Ogolaansho la’aan.

Magacyadda Dadka la xiray ayaa lagy sheegay:-

Yaasiin Biyoonde oo da’diisu tahay 20 Sano.

Maxamed Xuseen oo Da’diisu tahay 22 Sano

Cismaan Yuusuf oo Da’diisu tahay 18 Sano

Najiib cali oo Da’diisu tahay 25 sano

Maxamed Jimcaale xasan oo da’diisu tahay 28.

Maxamed Cabdi Amiin oo Da’diisu tahay 28 Sano

Cabdul qaadir Xasan Cilmi oo Da’diisu tahay 28 Sano

Maxamed Cumar Caddo woo Da’diisu tahay 21 Sano

Cabdulle Xuseen Maxamed oo Da’diisu tahay 29 Sano

Faisal Maxamed oo 19 Sano jir ah.

Cabdi wali faarax Maxamed oo isna Da’diisa lagu shegay 16.

Jaamac Maxamed oo Da’diisu tahay 17 Sano

Cabdi Rashiid Maxamed Cali oo Da’adiisu tahay 19 Sano.

Iyo Maxamed Cabdi naasir oo Da’diisu tahay 16 Sano.

Masuul ka tirsan Booliiska Dalka Zimbabwe ayaa Warbaahinta Dalkaas wuxuu u sheegay in Dadkaan ay Ciidamadda Amaanku Qabteen Jimcihii lasoo dhaaafay, hadana ay ku xiran yihiin Xarun lagu weeydiinayo Su’aalo.

Dalinyaradaan uguma horreeyaan Soomali iyaga oo habqan ah ciidamadda Dalal shisheeye Xabsiyadda dhigaan, waxayna ka mid Noqonayaan Boqolaal Soomaali ah Dalka Dibadiisa ku Dayacan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.