Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo warbixin ka dhageysanaya gudigii ay u xilsaareen Khilaafka Golaha Shacabka.

Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageysanyo Guddigi 19-ki bishaan ay u xil sareen xallinta Qilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka Soomaaliya kaa oo ka dhashay Mooshin 14-ki bishaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay ka gudbiyeen Professor Maxamed Sheekh Cusmaan Jawari.

Senator Axmed Macalin Cumar Axmed Nadiir  Gudoomiyaha Guddiga Warfaafinta dhaqanka iyo Arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare ayaa  usheegay in maanta ay warbixin ka sugayaan Guddigii ay 19-ki bishan u xil sareen xallinta qilaafka ka dhex jiro Golaha Shacabka.

Lama oga sida ay noqon doonto warbixinta Guddigaas iyo sidoo kale dhinacyada ay la soo kulmeen.

La soco wixii ka soo kordha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.