Xildhibaanada kasoo jeedda Koonfur Galbeed oo baaq u diray Guddoomiye Jawaari

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeedda degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxa ay ugu baaqeen Guddoomiye Jawaari in uu xilka ka dego.

Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in Guddoomiye Jawaari ay ka doonayaan in uu tixgaliyo codsigooda Maadaama ay kasoo jeeddaan isku gobol ayna ka codsanayaan in uu iscasilo.

Waxa ay sheegeen in xildhibaanada Mooshinka keenay ay ka badan yihiin 200,islamarkaana inta uusan hortagin baarlamaanka in laga doonaayo in uu codsigooda tixgaliyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.