Daawo:Odayaasha Degmada Xeeraale Oo Qaadacay Heshiiska Galmudug & Ehlu Sunna

xewraale

Ogayaasha Iyo waxgaradka Xeraale ayaa waxay kasoo horjeesteen Heshiiska Dhexmaray Galmudug Iyo ahlusuna waxayna sheegen wax meesha kasocda inay tahay dhaxal ay kala dheaxleen Cabdikariim guuleed Iyo xaaf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.