Maqal iyo Muqqal+Sawiro:Labo beelood oo walaalo ah ayaa heshiis nabadeed ku gaarey magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud

Labo beelood oo walaalo ah ayaa heshiis nabadeed ku gaarey magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaana garwadeen ka ahaa gudi 25 xunood ka kooban waxaana goobjoogayal kahaa waxgaradka,culimada iyo ugaaska.

Maxamed Jaamca Cade ayaa ka warbaxashay wixii lagu xukumatay Ragii qaladka Sameeyey oo ah Duug,Kafan,Gabar,Qori iyo Geel 40 ah iyo Boqol Malyan oo Gaar ah qoyskii ninka laga dilay aya aqbalay waxii loo soo go’aanshay una mahadceliyey Gudiga nabadeynta iyo waxgaradka hawshaan waqtiga badan gashay.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkan kasoodiray Caabudwaaq



cw

cw

cw

CW

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.