akhriso:Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo is casiley asagoo India xaalad Cafimaad ujooga

gulled

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu ka hayey dowlada goboleedka Galmudug isagoo kusugan wadanka india halkaas oo xaalad caafimaad ujoogo, C/kariin Xuseen Guleed ayaa lagu sheegay sababta uu xilka iska casilay in uu xanuunsanayay sidaa awgeed waxa uu go’aanday in uu iska casilo xilka uu u haayey shacabka reer Galmudug dhawana bay ahayd markii xildhibaanada Galmudug xilkii ka qaadeen.

Hoos ka aqriso
gulled

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.