Masaajid ku yaalla Canada oo 6 ruux lagu dilay

deg

Ugu yaraan 6 ruux ayaa ku dhimatay 8na waa kudhaawacmatay rasaas lagu furay masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Kanada.

Booliiska magaalada Quebec ayaa sheegay in ay xireen labo ruux laakiin wali faahfaahin dheeri ah kama aysan bixinin dhimashada iyo dhaawaca.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.