Ciidamada Kenya iyo AShabaab oo uu dagaal Kulul ku dhexmaray deegaanka Kulbiyow

shabab

Dagaal saaka aroortii xiliga Salaada Subaxnimo Ku dhexmaray alshabaab iyo Ciidmada Kenya Deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal laysu adeegsadey hubka kala duwan.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerareen xero halkaas ay ku lahaayeen ciidmmada Kenya, iyadoo wali aanan la ogayn inta uu la egyahay khasaaraha dagaalkaas alshabaab ayaa sheegay inay xeradaas la wareegeen ayna dileen askar kabadan 57, Paul Njuguna oo ah Afhayeen u hadlay dowladda Kenya ayaa beeniyay in lagala wareegay xerada ay ku leeyihiin deegaankaas waxuuna intaas ku daray inay kala cayrsheen shabaabkii soo weerarary.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.