Xaruntii Ciidamada Cirka oo dib loo furay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

ciirka

cir

cciirka

kirka Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray xaruntii ciidamada cirka ee Magaalada Muqdisho Munaasabadda dib u howlgalinta Xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisyoone ayaa waxaa ka qeyb galay taliyaha ciidamada xoogga dalka, taliyaha ciidamada cirka, taliyaha nabad sugidda qaranka, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.