gedotimes.com
Baaq: Siyaasiga Maxamed Xuseen Dhageey oo Baaq u diray Ugaaska Guud ee Beesha Sade. “Akhriso”
Xilli ay isa soo tareyso hadal haynta la xiriirta in Beesha Sade dusha laga saaray soo xulista sadex gabdhood oo Baarlamaaka soosocda kamid noqda ayaa waxaa isa soo taraya Qeyla dhaanta iyo baaqyad…