Tacsi Tiiraayo Leh: allaha Unaxriistee Marxuum Jamac Wandaa Halane Diini

Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub Geerida ku timid Marxuun Jamac Wandaa Halane Diini ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo ilmihii uu ifka uga tagey iyo dhamaan qoyskiisa.
Waxaa tacsi diraya shacab wayanah kasoo Jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud waxayna marxuunka eebe uga baryayaan inuu janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu eebe kasiiyo Aamiin.
Waxaa tacsi diraya dadka hoos ku qoran:-
Cadar wandaa
Gargaar Wandaa
Farxaan wandaa
Wiilo wandaa
Fadumo wandaa
Maryan wandaa
Dayib wandaa
Farxiyo, Qadar, Hamze, Mahamed bashi aliyare Abas sadaad amal
Faaduma Axmed
Cabdi Maxamed Warsame (Deeq faandhe)
Maxamed Aalogoye
Raage Hassan waayel
Farxaan cabdicaziiz owcilmi
Ahmed cabdulaahi

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.