Daawo: Amison oo Cadaado Lageeyey Baqdin laga qabo Dagaalo Jihooyin badan uga soo socda

Maamulka Cadaado aya dalbadey Ciidamo Amisom madaama jihooyin badan kaga socdaan dagaal sida Maamulka Gobolada dhexe iyo kan Caabudwaaq, Maamulka Cadaado ayaa inta badan kashaqeeya dhibaatada gobolka Galgaduud waxaase la ogayn waxa ciidamada Amisom oo kasoo cararey Halgan waxay kordhinayaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.