Waxgaradka kasoojeeda Gobolka Gedo oo kahorjeestey xubnihii Barlamaanka ka imaan lahaa Gedo oo u madax bananayn “aqriso”

Waxagaradka gobolka Gedo ayaa waxay kasoo horjeesteen faragalinta gudiga doorashada iyo maamulka kismaayo kuhayaan cida kamid noqonaysa aqalka hoose soomaliya, gudiga doorshada ayaa ku yiri waxaa lay idinka rabaa Gabdho kaliya ragan makeeni kartaan taasoo kasoo horjeeda nidaamka doorashada sababtoo ah Jubbaland oo dhan baa si siman gabdho laga rabaa wax ku gooni ah majiraan Gobolka Gedo siday sheegeen waxgaradaka.
14797274_1830181753932710_1604590090_n

14794112_1830181717266047_1375940675_n

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.