Garbaharey:Daaweyntii,Qalitaanka indhaha ayaa Meel fiican maraya ee uu Bixinayey ururka “SDF”

Waxaa magaalada Garbahareey gaarey dhaqaatiir fulinaaya qalitaan indhaha iyo daaweyn loo sameeynaya dad gaaraya 500 qof waxaana mashruucaan tabaruca ah fulinayaa urur Waynaha Samafalka ee looyaqaano Sade Diaspora Forum SDF waana mashruucii uGu horeeyey oo Somali fulinayso.

Shacabka gobolka gobolka Gedo ayaa umahad celiyey ururka SDF iyo dadkii kaqayb qaatey qabsoomida adeegaan caafimaad ee loo fidinayaao shacabwaynaha gobolka gedo, ururka waynaha Sade Diaspora Forum ayaa maal iyo waqti ku bixyey sidii uu mashruucaan ku hirgali lahaa madaama uu dadkooda baahi wayn uqabeen adeega caafimaad ee indhaha.

sdf

sdf

sdf

sdf

sdf

sdf

sdf

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.