Caabudwaaq: Madaxwayanaha Galgaduud Sare Xasan Saciid oo shacabka la Ciiday

Madaxwaynaha Galgaduud sarre ayaa shacabkiisa kula ciiday magaalada Caabudwaaq salada kadib ayuu shacabka soomaliyeed meel ay joogaanba wuxuu udiray salaan wuxuuna urajeyey ciidaan ciideeda kale inay nabad iyo barwaaqo kugaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.