Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir Maxaadan ogayn OO UU Kayiri Beesha 6aa(international Community)

Wali waxaan dhexda uga jirnaa faaqidaada iyo talabixinta ee uu Gancsade cabdi xoosh ashkir uga hadlaayo dhibka,boobka,horumarla’aanta kajirta Soomaliya, Cabdi xoosh baa waxuu warbixintaan kaga hadlayaa Beesha lixaad ama Intenational Community dhibkay dadka ku hayaan iyo qorshaha damjadiid ladamacsan yihiin oo ah inay helan Xildhibaano dantooda ka shaqeeya.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.